Al Shabaab oo nolosha ku qabatay askar katirsan ciidamada ATMIS (Sawirro)

Dagaalyahanno aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar culus waxa ay ku qaadeen saldhig ay leeyihiin ciidamada nabad ilaalinta ee ATMIS ,gaar ahaan kuwa ka socda dalka Uganda oo ku yaalla deegaanka Buulamareer ee gobolka Sh/Hoose. Weerarkan Al Shabaab ku qaadeen ciidamada ATMIS ayaa waxaa ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira … Continue reading Al Shabaab oo nolosha ku qabatay askar katirsan ciidamada ATMIS (Sawirro)